Somaliland Diaspora Business Investment Survey

Somaliland Diaspora Business Investment Survey

There has been highly noticeable increase of the Diaspora-invested businesses in the Republic of Somaliland since the last decade recent years particularly more in number and varieties in the Capital city, Hargeisa but also some in the other major cities and towns in Somaliland. Many Somalilanders mostly returning from UK, the Scandinavian countries, Canada, the United States, and from other Western countries invested in

Read more ...

OGAYSIIS: Goob-joogayaasha Qurbajoogga Somaliland ee ka qaybgalaya doorashada madaxtinimada JSL 13-ka Nov, 2017

OGAYSIIS: Goob-joogayaasha Qurbajoogga Somaliland ee ka qaybgalaya doorashada madaxtinimada JSL 13-ka Nov, 2017

Doorka qurbajoogga Somaliland ka qaataan ku dhaqanka joogtaynta doorashooyinka guud ee dimuqraadiga ah, waxa ka mid ah in kumanaan aqoonyahan dhalinyaro, waayeel, rag iyo haweenba leh oo inta badan ka yimaada dalka UK, iyo dalalka kale ee galbeedka Europe, Woqooyiga Maraykanka,                 

Read more ...

Republic of Somaliland is fully prepared for holding Presidential Election Nov 13, 2017

 

Somaliland President urges peaceful, free and fair presidential election nationwide:On the Tuesday Oct 17, the President of the Republic of Somaliland H.E. Ahmed Mohamed Mohamoud (Siilaanyo) called meeting for the presidential candidates and leaders of the three political parties, the members of the National Electoral

Read more ...

Doorka Qurbajoogga Somaliland ee Nidaamka Dimuqraadiyadda + Aragtida Qurbajoogga ee habsami u socodka hawlaha doorashada 13-ka Nov, 2017.

Doorka Qurbajoogga Somaliland ee Nidaamka Dimuqraadiyadda + Aragtida Qurbajoogga ee habsami u socodka hawlaha doorashada 13-ka Nov, 2017.

Doorka Qurbajoogga Somaliland ee dhanka siyaasadda waxa ka mid ah inay kaalin   mug leh oo muuqata ku leeyihiin dadaalka aqoonsi u raadinta madaxbanaanida aaya-ka-tashiga umadda Somaliland, iyo sidoo kale nidaamka siyaasada dimuqraadiyadda ku dhisan ee dalku qaatay sida uu jideeyay dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland. Qurbajoogga Somaliland waxa ay door weyn ka soo qaateen, welina ka ciyaaraan aas’aaska iyo hirgelinta hannaanka xisbiyada                                    

Read more ...

Jadwalka Ololaha Doorashada Seddexda Xisbi Qaran ee Somaliland

 

Koomishinka Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay jadwalka kaltanka seddexda Xisbi Qaran ee ololaha doorashada Madaxtinimada JSL ee ku beegan 13-ka bisha November, 2017.

 Sida ay Koomishinka Doorashooyinka Qaranku xaqiijiyeen Jadwalka lagu dhaqmayo ayaa noqon doona in maalinta koowaad uu qaato Xisbiga UCID, maalinta labaadna Xisbiga Kulmiye ee talada dalka hoggaamiya halka uu Xisbiga

Read more ...